Doonyo hub & saanad Milateri ka dejiyey xeebta Hobyo & Xog ku aadan cida loo wado

Doonyo Hub fara badan ka qaaday Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay iney gaareen degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Sida wararku sheegayana doonyahan hubka siday ayaa waxaa diray dowladda Federaalka Somalia, waxaana loogu tala galay ciidanka xoogga dalka ee qeybta 21aad ee ka howlgasha gobolada dhexe. Goob joogayaal ayaa sheegaya in hubka saarnaa Doonyahan laga dejiyay … Continue reading Doonyo hub & saanad Milateri ka dejiyey xeebta Hobyo & Xog ku aadan cida loo wado